U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barkhadle

Magac Lab
Xaraf BSubg BA9 xar
1

Qasiido haweenka u gaar ah oo la tiriyo munaasabadaha aroosyada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

.Waxaa Dr, C/rshiid Barkhadle loo Magcaabay la taliyaha Madaxweynaha Arrimaha Gobolka Sool. 3.Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.

”
β€œ

Wasiirka Daakhiliga oo lagu soo dhaweeyey magaaladda Saylac ayaaa Maayarka cusub ee degmadaas Xuseen Iidle Barkhadle, Xoghayaha degmadaas iyo dadweyne tiro badan oo ku dhaqan magaaladaas ay ka hor yimaadeen weftigiisa.

”
β€œ

Hadaba BBC ayaa wax ka waydiisay arinkaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Barkhadle oo ka soo jeeda gobolkaas iyo Gudoomiyaha gobolka Sool u soo magacowdey Somaliland Sandule.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barkhadle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD