U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baroor1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Midab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baroor-Diiq Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho.

”
“

Baroor diiq lo sameeyay 36 Haween ah Xaflad baroordiiq ah oo uu soo qabanqaabiyay maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay xarunta gaadiidka booliiska ee Muqdisho, waxaa xafladdaas ka qaybgalay xubno ka tirsan DF iyo dadweyne kale.

”
“

Qeybaha kala duwan ee waxbarashada sida Dugsiyada iyo Xafiisyada Hey'adaha ayaa ah kuwo albaabada loo laabay sababo baroor diiqa macalimiintii lagu dilay Magaalada Beled-weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baroor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan