U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baroordiiq1

Magac Lab/Dheddig
Xaraf BSubg BA10 xar
1

Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maalintaasi oo loo aqoonsaday Geeridii Aabihii Xuriyadda Soomaaliyeed, waxaana dalka oo dhan ka dhacay baroordiiq Qaran.

”
“

Baroor diiq lo sameeyay 36 Haween ah Xaflad baroordiiq ah oo uu soo qabanqaabiyay maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay xarunta gaadiidka booliiska ee Muqdisho, waxaa xafladdaas ka qaybgalay xubno ka tirsan DF iyo dadweyne kale.

”
“

Aaska iyo kulanka baroordiiqda waxay ku soo dhamaadeen sidii loogu talagaley,magaalada London iyo meelo kalabe waxaa tacsiyo iyo baroordiiq loogu sameynayaa marxuumada allaha u raxmadee aamiin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baroordiiq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan