1
1.
Tusaale Dheeraad ah2
“
Canuuni waa geed aad u macaan oo la cuno. caraftiisa kaliya aala dhareeree. marka aa cunto, waligaa ma dhaafeesid. canuuni wuxuu ka baxaa Soomaaliya, laakiin si tijaari ama beecmushtar ah looma abuuro.
”“
TIMIRO:Walaal aniguna beecmushtar baan ahay odeygiina saldhigiisu waa Nairobi oo NGO buu haystaa, haatanse Melesia jiraa oo gabadhayada oo qalin-jibineysa buu aaday.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B · BE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
