U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bidaal

Magac Lab
Xaraf BSubg BI6 xar
1

Male aan hubaal ku dhisnayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maluug Ama Bidaal: Ereyga Maluug ama bidaal waxa uu macnihiisu yahay tuhun waxaana ninka kiis caynkaas oo kale ahi soo galo waxa badiyaa lagu yeeshaa dhaar.

”
“

Sidaa awgeed maluugtaadii si aad dhaar ugu yeelato meesha inaad arrinta bidaal Bac & Baarit: labada erey ee Bac iyo Baarit waa laba erey oo la isticmaalo marka qoon qof la gaadhsiiyey ama qof la dilay xaqeeda loo qaybiyo laba qof iyo ka badan.

”
“

Sidaa awgeed maluugtaadii si aad dhaar ugu yeelato meesha inaad arrinta bidaal ka dhigto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bidaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan