U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaar

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA5 xar
1

Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhaar haddii aan ku maro in ninkaas golihii geela aan ka kiciyay dembi iga ma raaceen.

”
β€œ

Sidaa awgeed maluugtaadii si aad dhaar ugu yeelato meesha inaad arrinta bidaal ka dhigto.

”
β€œ

Kayse Xuseen Qasaali oo isna arrimaha garta ka gabyey ayaa yidhi β€œmuduc iyo madaacalay gar aan marag-ba loo yeelin, marka muran xalaal yahay, ado maraya dhaar been ah, macsi iyo dembaab aan la qarin muhindiskaa sheegi”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan