Tusaale Dheeraad ah3
“
Bac & Baarit: labada erey ee Bac iyo Baarit waa laba erey oo la isticmaalo marka qoon qof la gaadhsiiyey ama qof la dilay xaqeeda loo qaybiyo laba qof iyo ka badan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ooman, m.l
Xarafka
Q · QO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
