U gudub nuxurka bogga
SABAAD

billaaban

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf BSubg BI9 xar
La Mid AhbilaabanFal Magu (1)
1

Wax la bilaabay noqosho.

2

Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Madaxweyanha ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto Muqdisho markii uu soo dhameysto shirkaas, iyadoo markaas kaddib ay ka billaaban doonaan Muqdisho kulan ay awoodda ku qaybsan doonaan Dowladda iyo Ahlusunna Waljamaaca.

”
“

Wareega 32-ka Koox ee Europa League oo Furmaya Waxaa caawa billaaban doona wareega 32-ka kooxood ee tartanka Europa League.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
billaaban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan