U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilaaban

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf BSubg BI8 xar
1

Wax la bilaabay noqosho.

2

Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wararka ayaa intaa ku daraya in aanan la heyn taariikh sax ah oo uu bilaaban doono shirkaasi.

”
“

Dalxa wuxuu sheegay in mudanayaal ku sugan dibada la sugayo, ayna xiligaas bilaaban doonaan kal-fadhiyada baarlamaanka, wuxuuna carabka ku dhajiyay inay sugayaan xildhibaanadu inay helaan Mushaar.

”
“

Cabdirisaaq Nuur Halac Guddoomiyaha Cayaaraha gobolka Nugaal ayaa waxa uu sheegay in kabadan 1o kooxood uu tartankan u bilaaban doono si loo dhiirigasho dhalinyarada, waxaana uu sheegay in Koobkan lagu magaacaabo Isdhexgalka dhalinyarada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilaaban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan