U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaaraan1

Magac Lab
Naxwe-nno/-ammo, m.dh
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Xoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah lagu fuliyo ama si kale oo samafal ah loo bixiyo. qab1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxaysan ummadaha kale u qabin qaaraan joogto ah sida Soomaalida?

”
“

Qaaraan qasab ah ayaa laga bilaabay tuulada si xafladda caleema saarka loo bilo.

”
“

“Hooyo illaa iyo intaan soo qaxnay illaa iyo haatan waxa un la ururinayaa lacag qaaraan,” ayay tiri Ugaaso, “miyaan dhibta laga hor-tagi karin?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-ammo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaaraan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan