U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bogcad

Magac Dheddig
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf BSubg BO6 xar
2

Dhul yar oo bannaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ku darsoo, tignooliyadda casriga dartii, maanta duniduna waa bogcad kooban; adduunyadu way ka wada dheragsan tahay horumarka iyo dimuqraadiyadda buuxda ee aan meelo badan oo Africa ka mid ah ka jirin inay ka taabbagashay Somaliland.

”
“

Sidaad wada ogtihiin dekedda Berbera waxay ku taalaa bogcad istiraatiiji ah, waxaanay leedahay ahmiyad iyo tas-hiilaad ah u gaar ah, kuwaas oo ay labada dal-ba ka faa’iidaysan karaan markasta oo loo baahdo.

”
“

Warqadaas yar oo la waraystay ayaa sheegtay in ay goob-joogad ka ahayd oo ay arkaysay haydh tuulaha iyo istabniyadiisu in ay isugu tageen Bogcad yar oo dhul xero daagaanle ah, kadibna inta fagadii yarayd ay kuuseen ayay nin jeebkiisa geliyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bogcad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan