U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ahmiyad

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AH7 xar
1

Ujeeddo; qasdi; muhiimmad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sharci-yaqaankaas waxa uu ku dooday, “Bulsha kasta oo Canada ku nool waxay leedahay wax dhaqankeeda ahmiyad u leh … Qaadku bulshooyinka Soomaalida iyo Yamanta ayuu gaar u yahay.

”
“

Mahiga wuxuu ansixinta dastuurka ku tilmaamay munaasabad ahmiyad weyn leh, wuxuuna ku baaqay in la dhaqangeliyo.

”
“

Markuu Gudoomiyaha goobtu ka ururiyo miiska dhamaan waraaqaha iyo qalabka aan tirinta wax ahmiyad ah u lahayn wuxuu bilaabayaa hawsha soo socota:- Hubinayaa tirada cod-bixiyayaasha isagoo ka eegaya tirada waraaqaha cod-bixinta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AH

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ahmiyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan