U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bolol1

Magac Lab
Xaraf BSubg BO5 xar
1

B. ah: qori iwm marka ay duug ama bahal awgiis xorshosh noqdaan.

2

B. ah: miro daawo iwm oo faaday ama xorshashay. 3.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Bolol waa marka wax ay duqoobaan oo ay kala daadtaan.

”
“

Boqolaalkaasi muhaajiriin oo naftooda ku soo biimeyey doonyo bolol ah oo bakhtiyaa nasiib ah ee soo gaadhay xeebaha talyaaniga waxaa la kala geeyey xeriyaha lagu hayo dadka bilaa sharciga, halkaasi oo lagu baari doono heybtooda iyo xaaladooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bolol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD