U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duug1

Magac Lab
Xaraf DSubg DU4 xar
1

Wax muddo badan lagu dhaqmayey.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heesaha ku jiray waxa ka mid ah : Deeqa arramidaadii Ogow Garina Calaf duug ma yeeshee kani waa hanadkii iyo heeso kaloo badan oo wali naga maqan.

”
“

Ganacsatada ayaa G/Banaadir ayaa Arintaasi aad uga wel-welsan kuwaas oo aan isku raacsaneyn qaadashada lacagaha diidmada laga keenay,kuwaas oo isugu jira duug iyo lacagu jeex-jeexan.

”
“

Waxaa kaloo jiray in ninkstoo dagaladaasi ku dhintay lagu xukumay beeshiisa in ay bixiyaan xukun tacsi ah oo dhan US$1000 iyo duug dhan 10,000,000 Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan