U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boos1

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf BSubg BO4 xar
1

Qof gaboobay.

2

Nin lug ama gacan la'.

3

Meel qof deeqda.

4

Dhul sharciyeysan oo qof gaar ahaan u leeyahay. 5.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si ay boos uga soo dhisaan dawladaha hoose.

”
“

Boos Casri Ah Oo Laga Furay Somaliland.

”
“

Aqoon isweydaarsigan oo socday mudo sadex maalmood ah, Waxay ka qaybgalayaashu u mahad celiyeen cashar bixiyayaashii oo ahaa, Marwo maryan c/laahi ibraahin iyo Marwo faadumo xasan xirsi Boos Casri Ah Oo Laga Furay Somaliland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boos - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan