U gudub nuxurka bogga
SABAAD

casri

Magac Lab
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Sebenka markaa la joogo.

2

C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nin shaqaale dawladeed ah oo ka warhayay dhisitaankii moofooyinka ayaa igu kordhiyay in hay'ado qalaalood ay fuliyeen, isla markaana ku warrameen in gubitaanka noocan ah ee qashinku yahay mid casri ah oo bulshada na u wacan caafimaadkeeda.

”
“

Mar kale, HCTV waxa sharaf u ah in uu bulshada u soo bandhigo adeeg la jaanqaadaya waayaha maanta ee warbaahinta tirotiraysan (Digital Media) tasoo loo adeegsanayo qalab casri ah, xirfad iyo aqoon tayeysan iyo lalista dayaxgacmeedka.

”
“

Waxayna mar dhow u soo bandhigi doontaa macaamiisheeda adeegyo cusub oo casri ah," ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay shirkadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
casri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan