U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bul1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf BSubg BU3 xar
1

Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.

2

Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ururradaas oo sumadoodu kala yihiin; Libaax Bul-bulle, Udubka dheer iyo Gacanta-ii-dhiib, kulamo ay xaawaley iyo xinniinyoole ragba u dhan yihiin ayaa urur waliba is-baadh-baadhay oo ku soo xulay Summalka iyo Summal-ku-xigeenka ururka.

”
“

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dilkaan ay fuliyeen maleeshiyaad ka tirsan Ahlu -sunah wal-jamaaca kuwaasoo dagaalada ka socda gobolada dhexe kula jira ururada Al-shabaab iyo Xis-bul-Islaam.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan