U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caawino

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA7 xar
1

Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekha ayaa sheegey in raashinkaan dadkaan loo qaybiyey uusan aheyn mid dabooli kara baahida dadkaan iyada oo laga codsanayo dadka Islaamka ah in caawino ka gaystaan dhibaatadaan.

”
“

“Dadweynaha Soomaliyeed waxaan u sheegaynaa haddii aannu nahay AMISOM waxaan Soomaaliya u joogna in aannu shacabka caawino oo an ilaalino.

”
“

"Waxaan diyaar u nahay, inaan dowlada iyo shacabka Somalia ka caawino sidii ay dib ugu soo ceshan lahaayeen amaanka dalkooda, weerarada Al-shabaab ay lugta ku leedahayna naguma hogaamin doonaan inaan ciidankeena la baxno" ayuu yiri Museveni.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caawino - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan