U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caawimo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA7 xar
La Mid AhcaawinoMagac Dheddig
1

Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sannad walba lacag caawimo ah oo loogu talagalay fulinta hawlaha maktabadaha ayey dowladdu ku taageertaa maktabadaha degmooyinka.

”
“

Carruurta dugsiga kuwooda yaryari waxa ay u baahan yihiin caawimo dhinaca waddo marista ah, waxana habboon in aanay keligood marin jidka dugsiga iyada oo aanu la socon qof weyni, tusaale ahaan saaxiib jidka la mara.

”
“

Caawimo aan badnayn oo uu Carabta ka heli jirayna waxay u ahayd kaabe dhaqaale oo uu marba ku gufeeyo wixii la soo gudboonaada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caawimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan