U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cabasho

Magac Fal
Xaraf CSubg CA7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markasta oo aan la sheekaysto qof muwaadina ah oo Reer-Somaliland ah waxaan hadalkiisa ka dhadhansadaa cabasho ku saabsan dunida Carabt, taas oo ay leeyihiin maxay Carabtu sidaa foosha xun ugula dhaqmaysaa Somaliland iyo qadiyadeheeda.

”
“

Dhanka kale dadka Deegaanka Laasqoray ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhaqdhaqaaq ay wadaan Ciidamada Somaliland.

”
“

Dhinaca kalena waxaa in la xuso u baahan cabasho door ah oo Ronaldo ka muujiyay af-lagaadooyin ay marar kala duwan kula kaceen taageerayaasha Inter Milan oo ku canaantay inuu hagranayo kooxda sida ugu fiicana aanu ugu ciyaarin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cabasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan