U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cabo1

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA4 xar
1

Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saacad ( ingiriis : Hour) waa halbeeg lagu cabo wakhtiga taas oo astaanteeda waafaqsan Nidaamka Caalamiga ee Halbeega tahay ( ).

”
“

Qaar ka mid ah sigaarka maanta dunida laga cabo.

”
“

Kuwaas waaba loo garaabi …laakiin sidee loogu garaabi inta badan ee ay aqalkoodii iyo tarbiyadii caruurtooda ay ka mashquuliyeen makhaayadaha kofeega lagu cabo (ee siyaasada lagaga doodo) iyo goobaha qaadka lagu cunaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan