U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cabbaar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf CSubg CA7 xar
1

Waqti aan badnayn ama aan fogayn.

2

Masaafo aan dheerayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabbaar ayuu Wiil Waal aamusay si canaanta iyo eedayntii shirku soo jeediyey u kala degto.

”
“

Cabbaar haddii ay ciddida isku dishay iyada oo quudaranaysa inuu bogga ka soo galo, ayaa markii uu xageeda soo hollin waayay ay ku tidhi: Xaaji caawa maxaad ka fikiraysaa soo seexo dee?

”
“

Markii uu cabbaar gurigiisii ka soo socday, ayaa waxa ku dhalatay inuu hubsada in dameerihiisi dhan yihiin iyo in kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cabbaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan