U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fasax1

Magac Lab
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Oggolaan.

2

Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

David Beckham, oo imika fasax ku jooga dalka Maraykanka isaga iyo qoyskiisu, ayaa sheegay inuu doonayo inuu sii joogo Old Trafford.

”
“

Barlamanka DF ah oo maanta kulmey Xildhibanada Barlamanka Somalia ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Baydhabo, kuwas oo sameeyay buuq badan markii kulanka la furay, waxana looga dooday fadhigaas in howlhiisa sii wato golaha iyo in uu fasax galo.

”
“

Inksatoo aan la shaacin qodobada shirka (the agenda of the meeting), waxase la aminsan yahay in lagaga hadli doonaa sidii gooni-goosatada “Somaliland” loogu soo celin lahaa midnimada Soomaaliyeed oo ay ka fasax-qaateen muddo labaatan sanno kor u dhaaftay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fasax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan