U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masaafo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Fogaan, dherer; meel inta loo socdo.

2

Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm).

3

M. ah: naag lala baxay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dayaxa oo ah mid ku wareega dhulka wakhti 27.32 maalmood ah ayaa u jira dunida masaafo dhan 384,000 km.

”
“

Waa markii ugu horeysay oo masaafo intaas leeg mucaaradka dowlada u soo gaaraan magaalada Baydhabo oo saldhig u ah Barlamanka Somalia iyada oo maanta 22 August Xildhibaanada u dabaaldagayeen sanadguuradii 4aad markii la dhisey hay'addaan sharciga.

”
“

K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ) wuxuu yiri: ‘ Qofka Muslimka ahi markii uu u soomo hal maalin dar Alle, Alle wuxuu ka fogeeyaa Naarta masaafo toddobaatan sano loo socdo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masaafo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan