U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhadhan1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.

2

Macaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Pirsom waxay soo bandhigaysaa dhaqanka soomaalida iyada oo adeegsanaysa maqal, muuqaal, dhadhan iyo dareenba.

”
“

Ka dib noloshu waxay ii yeelatay dhadhan iyo xiise aan la qiyaasi karin.

”
“

Dhacdada uu miisaankeedu jaban yahay, waxa ka soo boodda dhegta oo dhegaysigeedu ma dhadhan samaado, si fudud ayaana loo soo saaraa meesha uu laaxinku ku jiro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhadhan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan