U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadaadis1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA8 xar
1

Hawo c. saarid.

2

Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shidaalku wuxuu ka samaysmay markii tiro badan oo noole dhintay ah - u badan dhir iyo algea - ku aasmeen dhagaxa sedimentary hoostiisa, halkaas oo cadaadis iyo kul badan ku helay malaayiin sano ka hor.

”
“

Cirkeedu wuxuu inta u badan ka kooban yahay kaarbon labo ogsaydh iyo cadaadis dhan 6.1 millibars David C. Gatling, Conway Leovy (2007).

”
“

Beesha Caalamka oo Cadaadis ku saartay Xildhibaanada Jabuuti ku sugan inay deg deg u doortaan Madaxweyne Soomaaliyeed Wararkii ugu danbeeyay shirka Jabuuti iyo maalmaha bishaan ka harsan oo la qorsheeyay in lagu doorto Madaxweyne cusub..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadaadis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan