U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cafis

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf CSubg CA5 xar
1

U dhaafidda dembi ama qaan cid gashay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin oo Cafis u fidiyay Maxabiis gaareysa 500 oo Qof.

”
“

Waxaan leeyahay ummadda reer Somaliland wixii aannu qabanay ee wanaag ah Illaahay baannu abaal kaga doonaynaa, wixii dhaliilo ah ee golahaasi yeeshay muddadaas cafis baannu ummadda ka weydiinaynaa.

”
“

Dawladda Puntland, ayaa iyadu dhowr jeer oo hore ku celcelisay in cafis u fudinayso cid kasta oo Dawlada isu soo dhiibta, waxaana cafiskaasi mar sii horaysay iclaanshay M-waynaha Puntland Dr.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cafis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan