U gudub nuxurka bogga
SABAAD

camar

Magac Lab
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.

2

C. ah: qof gaboobay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse Camar Muusa waxa uu tilmaamay inaanay diidanayn qaraarka qaramada midoobay ee ku saabsan hubka Ciraaq.

”
“

Camar ayaa ugu jawaabay haa oo waa runtaa amiirkii mu’miniintoow.

”
“

Xoghayaha guud ee jaamacada carabta, Camar Muusa ayaa gabagabadii shirka carabta sheegay in weerar lagu qaado Ciraaq uu dhibaato weyn ku keenayo bariga dhexe.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
camar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan