U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carcar1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca.

2

Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.

Tusaale Dheeraad ah2

“

“ Dilka Soomaalida loo geysanayo ayaad yara moodaa sanadkan labadakun iyo lixda in u carcar tiisa wato.”

”
“

Waxa wax lagu beddelayaa waa in ay lahaadaan dardar iyo carcar maskaxda iyo dareenka dadka dhiillo culus ku rida.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carcar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan