U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiillo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DHSubg DHI7 xar
1

Colaad iyo dhibaato.

2

Welwel iyo cabsi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidii ay dhiillo ii timid maxaan dhabanada la haystaa?

”
“

Araggiisa ugama ay nixin in aysan jeclayn ee waxay mooddey in uu dhiillo hor leh la dhalandhoolayay oo geelii yaraa oo haray uu col kale ulaha isugu dhuftay.

”
“

Waxaa tahay “ Gate-keeper” oo macnaheedu yahay inaad sii dayn karto ama xannibi karto warbixin kasta oo dhiillo xamnbaarsan iyo inaad ka reebto qoraalka wariyaha kuu soo gudbiyay wax kasta oo aad u aragto mid khilaafsan sharciga iyo anshaxa saxaafadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiillo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan