U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cayriin

Magac Lab
Xaraf CSubg CA7 xar
1

.kh

Tusaale Dheeraad ah2

“

MV Samho Dream oo ah markabka lasii daayay ayaa wuxuu siday 2-milyan oo fuusto oo shidaal cayriin ah waxaana kooxaha haystay ay kasoo qabsadeen meel ka baxsan biyaha Soomaaliya isagoo ka yimid dalka Ciraaq kuna sii-jeeday dalka Mareykanka.

”
“

Waxaa soo baxaya tafaasiil la xiriirta qaabka ay u qaybsaden faa'idada waxsoo-saarka shidalka shirkada laga leeyahay China (CNOOC) iyo DFKMG ah oo la qorsheynayo in sanadkaan dabayaqadiisa baaris saaliida cayriin ka bilowdo qaybo ka mid ah Puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cayriin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan