Tusaale Dheeraad ah3
“
Biixi markii ay Xayaad fargalkeedii u soo fiiqday ee ka gudoomay ayey farxadiisu noqotay wixii hore quba oo uu dhidid tin iyo cidhib qoyey, isla markaana ay jidhidhico darteed xaaddu istaagtay..
”“
· Iyo halka ay ku dambaysay gabadhii Canab ee uu jeclaa, taas oo aanu raq iyo ruux meel ay jaan iyo cidhib dhigtay aanu war ka hayn, balse ay ka daboolaysay waayaha qallafsan ee ku xeeran.
”“
Waxana Soomaaliya loo sameyn karaa istraatijiyada diiradda saarta sidii loo cidhib-tiri lahaa ama loo kontorooli lahaa mashaakilka Miinadu leedahay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-dhbo, m.l
Xarafka
C · CI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
