U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cirib

Magac Dheddig
Naxwe-rbo m.l
Xaraf CSubg CI5 xar
1

Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.

2

Ciribdambeed.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waftiga QM ayaa Madaxweynaha Farole kala hadley howlaha la dagaalanka Burcad badeedka iyo doorka ay QM ka qaadan doonaan isaga oo hoosta ka xariiqey in beesha caalamka ka go'an tahay in laga tageero Puntland cirib tirka kooxahaan.

”
β€œ

Si kastaba Ciidamada Alshabaab ayaa markii ay halkaasi saaka tageen waxaa mar qura isaga baxay Magaalada madaxdii Maamulka gobolkaasi kuwaasoo meel ay cirib iyo jaan dhigeen aan la aqoon inakstoo la maleynayo inay isla gobolka meelo ka tirsan u fakadeen.

”
β€œ

Mas'uulkaasi ayaa intaas ku daray in ay sii wadayaan howlgalkaasi inta ay ka cirib tirayaan qabuuraha laga dhex dhisay Masaajida iyo dhismayaasha kale oo uu sheegay in lagu waday falal shirki ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-rbo m.l

Xarafka

C Β· CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cirib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan