U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cillad

Magac Dheddig
Naxwe-do m.l
Xaraf CSubg CI6 xar1 Tusaale
1

Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga.

2

Iin wax leeyahay. .

Tusaalooyin

“

Baabuurka c. buu leeyahay

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Warku wuxuu intaa ku daray in duuliyaha diyaaraddu uu ku wargeliyay intaan shilku dhicin shaqaalaha diyaaradaha haga ee Talyaaniga in diyaaraddaas ay gashay cillad farsamo oo ay hoggaamintu ka luntay.

”
“

Cillad kale oo ay faaqidaadu leedahay waxay tahay in aadan kala dhig-dhigin macnaha ay heestu huwan tahay.

”
“

Qaybta koowaad: cillad bixinta iyo sumadaynta dhawaaqyada Waxay sharax buuxa ka bixinaysaa dhawaaqyada afka, kuwa asliga ah, iyo kuwa dheegga ahba, iyo weliba sumadaha loo adeegsanayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do m.l

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cillad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan