U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sharax1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA6 xar
1

Macnaynta wax la macneeyo.

2

Qurxinta wax la qurxiyo.

3

Cayaar daf, durbaan, sacab iyo jiib leh oo ragga iyo dumarku wada cayaaraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dukumintiga dowladdu waxa uu aad u taageerayaa isticmaalka dawadaas, waxaana dukumintigu sharax ka bixinayaa sida ay dawadu u yarayn karto ilamaha uu cudurka AIDS-ku uu agoonada ka dhigayo.

”
“

Fadlan noo sharax waxa ay tahay miisaanka maansadu ama tixlaydu?

”
“

Sidoo kale Axmed Siilaanyo sharax ka bixiyay Barnaamijka Siyaasadeed Xisbigiisa, isaga oo sheegay in haddii ay tartanka ku guulaystaan ay ka shaqayn doonaan horumarka dalka, wax badanna u qaban doonaan ummadda reer Somaliland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sharax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan