U gudub nuxurka bogga
SABAAD

codayn

Magac Fal
Xaraf CSubg CO6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu ka masayrsan yahay sheekada laga sheego Somaliland ee ah inay diiwaan gelin iyo codayn ku samaynayaan doorashadooda, halka Puntland ay nidaamkii qabiilka adeegsanayaan.

”
“

qof in lagu adkeeyo inay xafiiskiiba ka codeeyaan waxay ka soo baxday tijaabadii ay qaadeen gudiga doorashooyinku oo lagu ogaaday in 12 saacadood (6 ilaa 6) 720 qof codayn karaan marka qofkiiba miridh loo qoondeeyo.

”
“

Sinaba go’aanka Guddoomiyaha Golaha looma gelin karo dood iyo codayn midna.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

C · CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
codayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan