U gudub nuxurka bogga
SABAAD

codee

Fal Magu (2)
Naxwe-deeyay, -daysay
Xaraf CSubg CO5 xar
1

U c.: cid la dooranayo cod siin.

2

Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo.

3

Wax heesid; wax halaburid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba u meel day codkaaga, oo yaanu codkaagu kugu noqon cadowgaaga, ku ciil bax codkaaga, u codee aqoonta, u hiili daacadda,ka fagow dulmiga, ka xorrow duudsiga oo gacantaada ku gooso xaqaaga.

”
“

“Anigu waan ka xishoon lahaa haddii aan Madaxweyne ahay ama Wasiir ahay oo aan gaadhigii Ummadda wato oo haddana halkaa dheegga ay igaga qoran tahay ‘U Codee UDUB’.

”
“

LONDON: Fadlan U Codee, Fatima Jibriil, Waa Abaal Marin Caalami Ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-deeyay, -daysay

Xarafka

C · CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
codee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan