U gudub nuxurka bogga
SABAAD

casuus

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Midab cas oo caddaan ku jiro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Midhaha Saytuunku waa kuwo wareegsan oo leh midab casuus ah iyo dhibco badan oo korka kaga yaala.

”
“

Liintu waa midho wareegsan oo leh qolof midab oranji ah iyo mid casuus ah gudaha, waxaanay ka baxaan geedo dhexdhexaad ah oo qodax miidhan ah.

”
“

Kobalti markay kaliga tahay waa bir adag, cuf wayn leh, midabka naxaasta oo casuus ku jiro leh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
casuus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan