U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabbaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Nacas; axmaq. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xisbiga UDUB Oo Xaflad Ugu Dabbaal-degay Guushii ay Ka Gaadheen Doorashooyinkii; “Umaddii Way Dil-Dilaacday Oo Way Qaybsantay, Waxay U Baahan Tahay UDUB-bay Wax Dil-Dilaaca Tola,” Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-Gaal).

”
“

Guud ahaan dabbaal-deggii munaasibaddaa waxaan iyana ka madhnayn oo ka bidhaamiyay damaca siyaasiga ah ee ay haweenka reer Somaliland u qabaan ka qaybqaadashada hoggaaminta talada dalka.

”
“

Jeele ayaa ku hanjabay in dowladda KMG ah ee Somalia ay dooneyso in dalka laga hir geliyo dib u heshiisiin qaran iyo nabad lagu soo dabbaal dalka Somalia, ciddii arrintaasi ka weecatana ay heli doonto cawaaqib xumadeeda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabbaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan