Tusaale Dheeraad ah3
“
Tiraab af-somaali ku qoran oo kala dhigdhigaysa gefka, gardarrada, dhagarta, iyo cawaaqib-xumida arrinta hayb-sooca ku duugan sida qoraaga Xasan Cabdi Madar ku tuuntuunsaday buuggiisa ‘Hiil – Waayaha Dadka La Hayb Sooco’ oo kale weli looma hayo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
