U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dacal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Daraf, dhinac, cirif. dacal2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Labadaa bu'ood waxay kala tagaan labada dacal ee unugga.

”
“

Hodan ayaa garbasaar yar oo madaxa u saarnayd inta yara giijisay oo qoorta labada dacal uga kala riday tidhi wax cusub ma jiraan ee meeshan joogisteeda ayaan nacay.

”
“

Dulucda qoraalkayga, waxaan ku soo duubayaa ummad yahay hal dooni ah ayeynu dusheeda wada saaran nahay oo midkeenii dacal jebshaa ku soo deynaayo biyaha, ee qof kastow dhinacaaga kabo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dacal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan