U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garbasaar

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-rro, m.dh/-ro, m.l
Xaraf GSubg GA9 xar
1

Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dumar bilaa garbasaar ah, bilaa masar ah.

”
“

Hodan ayaa garbasaar yar oo madaxa u saarnayd inta yara giijisay oo qoorta labada dacal uga kala riday tidhi wax cusub ma jiraan ee meeshan joogisteeda ayaan nacay.

”
“

Nag Soomaali -- garbasaar iyo shash.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-rro, m.dh/-ro, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garbasaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan