Tusaale Dheeraad ah3
“
Goor ay barqo dheer tahay, ayuu Deeqa aabaheed oo xaaji Diide la odhan jiray iyo carruurtii la socotay ay gurigii daf soo yidhaahdeen, iyaga oo tooyasho ku yimid.
”“
Odayaashii markii ay magaaladii warkii gaadhsiiyeen ayey gabadhiina maqashay, dabadeed-na intay soo oroday, iyadoo faraxsan ayey gurigii daf iigu soo tidhi, waxayna hadal iigu horaysiisay I saamax.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-faf, m.l
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
