U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dalab1

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Masar xaq ayay u leedahay inay dalkeeda ku maxkamadeyso afduubayaasha, balse iyadoo tixgelinayso dalab uu u gudbiyay Madaxweyne Sh.

”
“

“Wuxuu dalab ka helay mid ka mid ah kooxaha horyaalka Laliga, laakiin ma filayo inuu lahayo ciyaaraha Ingiriiska,” ayuu yidhi Ridsdale.

”
“

Mascardi, oo sidoo kale wakiil u ah Burdisso, wuxuu daboolka ka qaaday in kooxda Manchester uu ka helay dalab qiimihiisu Yahay shan milyan oo giniga Ingiriiska ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dalab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan