U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ballanqaad1

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf BSubg BA10 xar
1

Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso.

2

Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowladda Somalia ayaa laga dalbaday inay bixiso ballanqaad cad oo ku wajahan badbaadinta Suuqa Bakaaraha.

”
“

Maxaabiis gaareysa 746, ayaa Arbacadii shalay laga sii daayay xabsiyada, iyadoo la fulinayo ballanqaad uu sameeyay xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya toddobaadkii la soo dhaafay.

”
“

"Waxaan ku wergelinayaa Soomaalida ku nool dalka Kenya oo dhan, gaar ahaan Nairobi inaysan wax dareen ah isgelin, aysanna jirin cid si gaar ah u ugaarsanaysa," ayuu yiri Yuusuf Xasan oo sheegay in ballanqaad ay ka haystaan dowladda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ballanqaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan