Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa u bilaabmay Foosto-riix wakhti cusub oo raaxo leh, isaga oo kolba meel dalxiis iyo socdaal ugu baxay islamarkaana sidaa ku ilaabay reerkiisii iyo caruurtiisii oo uu soo foodsaaray wakhti adag iyo duruufo qalafsani taasoo ahayd mid aanay filayn.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
