U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tamashle

Magac Lab
Xaraf TSubg TA8 xar
1

Lugabbaxsi; manjabbaxsi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xusuusnow, dadka Minneapolis soo booqda, wax ka iibsada ama tamashle u soo aada waxey u badantahay ineysan ka warhayn sharciyadaan Minneapolis.

”
“

Waxaa dhacda in guryaha qaarkoodna aan dabka laga shidan dadna ay caasimadaha reer galbeedka tamashle iyo dalxiis dhawrkii biloodba mar ugu baxaan.

”
“

Laakiin haddii uu mudanihii hawshaa qaybta ugu muhiimsan ku aaddannaa muujiyo tamashle ay ka muuqato xilkasnimo-darro oo uu xataa awoodi kari waayo shaqo maalmeedkiisa u taal madasha, maxay taasi noqonaysaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tamashle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan