U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dami

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Dab, nal iwm bakhtin.

2

Dhibaato xasilin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waqtiyadda cuntada sida qadadda, dami TV si qoysku u wada sheekaystaan, oo aad u hesho fursad aad ugu sheekayso.

”
“

Colaaddeer Dami weydey & Cidhib Dambeedkeeda Ugu horreyn, qoraalkani wuxuu daba socdaa maqaal hore oo cunwaankiisu ahaa “Casharada Culimadii Hore & Kuwa Cusub Camaladooda.

”
“

Nalka Dami, Ka Gudaha Daar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dami - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD