U gudub nuxurka bogga
SABAAD

darban

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, nayd
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Wax diyaar ah ahaansho.

2

Wax aleel lagu qurxiyey ahaansho. darbanaan m.f.dh darban.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baananka dhexe waxay kaalin xooggan ka qaataan jihaynta iyo kobcinta dhaqaaalaha dalalkooda iyagoo dhiirigelinaya maalgeinta (shisheeyaha iyo muwaadiniintaba) islamarkaana sahaminaya, tilmaamayana tiirarka dhaqaale ee maalgashiga u darban.

”
“

Maansada ajnabiga ah marka hore Af-ingiriisi caadi ah ayaa lagu tarjumaa iyadoo loo dirayo cid labada af aqoon u leh, maansadana u darban.

”
“

Waa rag u darban inay fuliyaan HAWL-GAL UDUBAYSAN.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, nayd

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
darban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan