U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cunno

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CU5 xar
1

Waxa nafaqada leh ee nafleydu marka ay calaaliso,caloosha geliso oo ku noolaato.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

-qof ayaa waxaa ka muuqata jirdil iyo cunno yari, iyadoo dadkii ay iminka ku jiraan gacanta Ciidamada Dowladda Puntland waxaana loo fidinayaa daryeel isugu jira cunno iyo daawooyin.

”
β€œ

Beeraha: Noloshii dadweynuhu cidhiidhi bay ku sugan tahay maanta; sicir-barar, abaaro iyo cunno yaraan.

”
β€œ

Kulankii Baarlamaanka ee maanta oo ay soo xaadireen 130-xildhibaan oo qura, ayaa waxay hadal kooban ka dhageysten guddi loogu magacdaray xaqiiqo-radin oo dhawaan booqday Muqdisho, kuwaasoo xusay in dadka barokacay aysan haysan wax cunno iyo cabid ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C Β· CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cunno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan